Dalal kuyaalla Afrika oo bilaabay tirakoobka Mid kamid ah Xayawaanada kunool

Qaar kamid ah Waddamada kuyaalla Qaarada Afrika ayaa bilaabay tirakoob ay ku sameenayaan maroodiga kunool , waxaana tirakoobkan noqonayaa midkii ugu horeeyay ee abid lagu sameeyo maroodiga kunool Afrika. Shan dal oo kuyaalla Koonfurta Qaarada Afrika ayaana sameenaya tirakoobkan lagu ogaanayo maroodiga kunool, waxaana dalalkan la rumeesan yahay in ay kunool yihiin maroodiga ugu badan … Continue reading Dalal kuyaalla Afrika oo bilaabay tirakoobka Mid kamid ah Xayawaanada kunool